Wararka maanta
Kooxo bastoolado ku hubeysan oo caawa Jowhar ku Toogtay Guddoomiyihii Xaafadda Hanti-wafaag ee Degmadaas
Kooxo hubeysan ayaa caawa ku dilay gudaha degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe guddoomiyihii xaafadda Hanti-wadaag ee degmadaas, Xuseen Cabdullaahi Cumar (Jicib). Dilkan ayaa ka dhacay meel…
Siyaasi Yaasiin Cartan: ”Maamulka Puntland raaligalin haka bixiyo hadalkii loogu gefay Gen. Cadde Muuse
Siyaasi Yaasiin Cartan Maxamed oo horay uga mid ahaa golihii wasiirada ee xakuumadii uu madaxweynaha ka ahaa Maxamuud Muuse Xirsi Generaal Cade Muuse ahaana wasiir kuxigeenkii Wasaarada Maaliyada…
AMISOM oo Xarumo Caafimaad ka Hirgelisay Deegaannadii Al-shabaab laga saaray ee Koonfurta iyo Bartamaha Somalia
AMISOM ayaa bilihii ugu dambeeyay ka hir-gelisay goobihii Al-shabaab laga saaaray xarumo caafimaad oo dadka lagu daweeyo, kuwaasoo isugu jira siddeed xarumood iyo saddex isbitaal oo waaweyn. Afhayeenka…
Dagaalyahannada Al-shabaab oo Weerar Kaddis ah ku Qaaday Fariisimo ay Ciidamada Dowladdu ku leeyihiin Ceel-barde
Xoogagga Al-shabaab ayaa xalay weerar kedis ku qaaday fariisan ay ciidamada dowladda ku lahaayeen degmada Ceel-barde ee gobolka Bakool, waana degmada keliya ee ciidamada dowaldda ay kaga sugan…
Shir looga hadlayay Maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Nairobi
Shir looga haldayay dib u dhiska iyo maalgashiga Soomaaliya oo labo maalmood socday ayaa shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Shirkan oo ay ka…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo fadeexad soo wajahday
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Cabdi Faarax Laqanyo ayaa waxaa soo wajahay fadeexad iyo musuqmaasuq uu ku kacay hadalkan ayaa Soo baxaya kadib marki ay Wax garadka rer hiiraan ay…
Xizbullah: Syria ayaa Heshay Hubkii Russia
Warbaahinta ururka Xizbullah ayaa sheegtay in dawladda Syria ay heshay gantaaladii casriga ahaa ee ay ka soo iibsatay Russia. Tilifishanka Al-Manaar ee dalka Lubnaan oo hoos taga ururka…
TACSI: Wariye Wiil Jalalaqsi oo tacsi diraya
Waxaa diraya tacsidaan wariye Cadiqadir Cali Axmed (Wiil Jalalaqsi) oo ku sugan magaalada Oslo, dalka Norway Tacsi dhammaan reer Haaraa Waasuge iyo hooyo Macey. Waxaa looga tacsiyeynayaa dilki…
