Dhageyso:-Faah faahinno ka soo baxaya Dab Khasaaro Geystay Oo Ka Kacay degmada Howlwadaag

0

Dab xoogan oo khasaaro Hanatiyadeed geystay ayaa Xalay ka kacay dhismo Dabaq ah oo ku yaalla degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya waxa uu ka dhashay Dabkaasi, iyadoona wararka qaar ay sheegayaan in uu ka dhashay Koronto.

Goobjooge la hadlay Warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay Dabkaasi

Waxaana uu sheegay in uu baabi’iyay dhismaha Gurigaasi, inkastoo markii dambe lagu guuleystay in la damiyo Dabkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.