DAAWO: Maxaa ka jira in Axmed Madoobe uu Sheekh Umal Dhul ka siiyay Magaalada Kismaayo ?

0
2

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa faahfaahin ka bixiyey dhul shirkad ay leeyihiin ka dhiseyso xaafad guryo casri ah.

Sheekh ayaa ka hadlay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo ku saabsan dhul bannaan oo muddo dheer ay lahaayeen shirkadooda, wuxuuna caddeeyay qaabka dhulkaasi u soo galay iyo been abuurka laga faafiyey.

HOOS KA DAAWO SHEEKHA UMAL

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here