AKHRISO:- 4-Taan Qodob Hadaad Ku Aragto Dhab Ayeey Kuu Jeceshahay

0
32

Waxaan halkan kuugu soo Gudbineeynaa qodobada aad ku ogaan karto in Gabadha aay ku jeceshahay kuwaa oo aay Soo heleen xeel dheeraayaal Arimaha Jaceylka ah oo baarintaano kusoo Sameeyay Dabeecadaha Gabdhaha uu jaceylka dhabta ah  hayo.

waxaa qalinka lagu duugay ilaa iyo 4 qodob iyadoona baaritaano lagu hayo qodoba kale kuwaa oo wali muran uu kataaganyahay islamrkaana aan cadeey loo heyn.

Hadaba 4 qodob ayaa ah kuwa leeysku raacay oo aay fakir kadhiibteen Dadkii hore ee jaceylka soo jilay waayo hore iyo Dhalinyarada Maanta ee jaceelka jilaya.

Qodobka 1-aad —- Waxaad ku aragtaa maseyr badan
Sababta aay mar walbo umaseereysa ayaa ah in aay ka cabsi qabto in gabar kale aay ku hantiso oo iyadu sidaa kugu weeyso waxeeyna muujisa walaac.

Qodobka 2-aad—- waxeey ku weeydisaa Su’aalo badan oo ah in aad iyada Jeceshahay.
Sababta Su’aalahan aay ku weeydineeyso ayaa ah in aad iyada qalbigeeda aad kuweeyntahay balse aay ka fakireeyso amuusan ku jecleyn oo waxeey fiirineeysa Meel dheer qof aan ku jecleyna kama fakiro waqtiga fog waxa dhici karo.

DEG-DEG:- Xog Culus:- Lacaga Farabadan Oo Laga Dhacay Bankiga Dhexe ( Yaa Dhacay ?)

Qodob 3-aad—- Waxeey ku siisaa talooyin adoon weydin.
Marka aad u sheegto in dhib uu ku heeysto ama xaaja kugu cakirantahay waxaa kasoo maaxda talooyin mihiim ah waxaana kaaga muuqanayo damqasho waxeeyna isku deyeeysaa in garabkaada aay buuxisao hadeey murugo jirta aaya kaalin ka qaadato sidii aay kaga baabin laheyd.
Qodob 4-aad—- waxeey kaa xog wareeysataa ehelkaada.

Waxeey ku weeydineeysa Xaalada caafimaad ee ehelkaada iyo su’aalo kalo oo quseeya ehelka sida Tirada qoyskaada,in aay baran karto shaqsiyaad qoyskaada kamid ah.

Goordhaw Filo Qodoba kale oo iyaguna Muhiim ah

Akhriso:-Sidee lagu gartaa ninka inuu jecel yahay Xaaskiisa?(Riix halkan)

Hoos AKhriso Warar kale oo siyaasad ah

Xog Culus:- Lacaga Farabadan Oo Laga Dhacay Bankiga Dhexe ( Yaa Dhacay ?

SAWIRRO: Xaflad lagu taageerayay MD Farmaajo oo kala orod Iyo Dagaal isku badashay Kadib Markii ay Weerar So.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here