Xog Culus:- Lacaga Farabadan Oo Laga Dhacay Bankiga Dhexe ( Yaa Dhacay ?)

0

Warar hoose  ayaa sheegaya in lacag fara badan lagala baxay Bankiga dhexe ee Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.

Shaqsiyaad lagu kalsoonaan karo oo katirsan Bankiga dhexe ayaa sheegay in la dhacay lacag farabadan inkastoo aan la ogeyn tirada lacagta.

Lacagtan oo si xatooya ah bankiga loogala baxay ayaa la sheegay in lagu tuhmaya shaqaala iyo madax katirsan Bankiga dhexe.

AKHRISO:- Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay dhiibistii Qalbi Dhagax

Dowladda Federaalka ah ayaa haatan baaritaana ku heeysa shaqsiyaad lagu tuhmaya lacagta la dhacay walina Dowladda meysan shaacin arintan.

Wararka ayaa intaa ku daray in arintan ay soo if baxday kadib markii wasiirka Maaliyada uu booqday Xarunta Bankiga dhexe.

Hoos Ka Akhriso Khodoba Kale Oo Xiisa Leh

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay dhiibistii Qalbi Dhagax

Dukaan argagax & cabsi badan ku abuuray dadweynaha oo laga furay Magaalada Jigjiga

Akhriso:-Sidee lagu gartaa ninka inuu jecel yahay Xaaskiisa?(Riix halkan)

AKHRISO:- Ha Guursan Gabdhaha Leh Astaamahan Adne Gabar yahey ha yeelan Astaamahan

SAWIRRO: Xaflad lagu taageerayay MD Farmaajo oo kala orod Iyo Dagaal isku badashay Kadib Markii ay Weerar So.