AKHRISO: Madaxweynaha Puntland oo shir ku casuumay Madaxda dowlad goboleedyada

0
3

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ku casuumay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada shir ka dhici doona magaalada Garowe 20-ka bisha Maarso ee soo socoto.

Waxaa sheegay in Shirkaasi looga hadli doono arrimo ku saabsan horumarka dowlad goboleedyadda.

Madaxweyne Gaas ah ayaa ah Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here