Daawo Sawirrada:-Shirka Wadatashiga Ee IGAD oo ka socda Muqdisho

0

Waxaa maagalada Muqdisho haatan ka socda Shirka wadatashiga dalalka ku midoobay Urur goboleedka IGAD.

Shirkan ayaa waxaa looga hadlayaa arrimo fara badan oo ku aadaan dalalka xubnaha ka ah IGAD.

Waxaana ka qeyb galaya xubno ka socda dalalka IGAD, Dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo wakiilo ka socda madaxda maamul goboleedyada dalka.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-