Dhageyso:-Goormaa ayey bilaabanayaan Wadahadalla S/land iyo Somaliya?

0

Sacad Cali Shire Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in ay dhawaan dib u bilaaban doonaan wadahadalladii u dhexeeyay Soomaaliland iyo Soomaaliya.

Wasiir Sacad oo Warbaahinta kula hadlayay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Soomaaliland ayaa tilmaamay in Wadahadalladaasi ay ka furmi doonaan dalka Iswzerland.

Balse waxa uu carabka ku dhuftay in marka hore kulan hor dhac ah madaxda Soomaaliya iyo Soomaaliland ay ku yeelan doonaan dalka Jabuuti.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.