Dhageyso:-Ciidamo ka tirsan kuwa Soomaaliland oo u goostay Puntland

0

Ku dhaawaad 200 oo Askar oo ka tirsanaa Ciidamada maamulka Soomaaliland ayaa lagu soo warramayaa in ay u goosteen dhanka maamulka Puntland.

Waxaana la sheegay in Ciidamadan oo tiro ahaan gaaraya 160 Askari ay iska dhiibeen magaalada Boohoodle ee gobolka Togdheer.

Cabdirisaaq Gar’adag oo ka mid ah saraakiisha hoggaamineysa Ciidankaasi ayaa sheegay in ay isku dhibeen Puntland, islamarkaana ay ku biireen Ciidamada maamulkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka