Dhegeyso:-Wasiir Beyle oo ka hadlay Khilaaf ka taagan Dekedda Muqdisho

0
2

Wasiirka Wasaaradda maaliyadda XFS C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta  hadlay khilaaf dhinaca Canshuuraha ah oo ka taaganaa maalmihii dambe Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho.

Ugu horreyn Wasiir Beyle ayaa beeniyay in Lacago dheeraad ah lagu kordhiyay Ganacsatada Soomaaliyeed ee wax kala soo daga Dekeddaasi.

Waxaana uu soo badnhigay dukumintiyo uu sheegay in kala Saxiixdeen Ganasatada iyo Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in Wasaaraddiisu ay wax ka qaban doonto cabasho kasto oo ay qabaan Ganacsatada Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here