Dhageyso:-Ammaanka maamulka Galmudug oo halis ku jira iyo xaaladda…

0
3

Waxaa lagu soo warramayaa in Ciidamada Booliska ee maamulka Galmudug ay maanta ku dhawaaqeen shaqo joojin.

Ciidamada ayaa ka cabanaya Mushaar la’aan iyo daruufo kale oo la xariirta shaqdooda, sida ay sheegeen saraakiisha Ciidamadaasi.

Wararka ayaa sheegaya in ku dhawaad 600 oo Askari oo ka tirsanaa Ciidamada maamulkaasi ay shaqada isaga tageen.

Waxaana ay ka howlgali jireen Ciidamadaas illaa 17 xarumood oo ku yaalla deegaanada maamulkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codlka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here