Dhageyso:-Wasaaradda Amniga oo ka hadashay qarax ka dhacay Muqdisho

0
4

Afhayeenka Wasaaradda Amniga gudaha Cabdicasiis Cali Ibraahim Xildhibaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay qarax Bam Gacmeed oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Waxaana uu sheegay in qaraxaasi uu ka dhacay agagaarka Dusiga Farsamada degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Xildhibaan ayaa xusay in qaraxaasi ku dhintay 1 Qof, sidoo kale ay ku dhaawacmeen illaa 3 kale.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here