Dhageyso:-Taliye Gorod oo xilka weynaya haddii uu sameyn waayo hal Arrin

0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed Sarreeye gaas C/weli Jaamac Xuseen Gorod ayaa sheegay in uu ka shaqeyn doono dhismaha iyo horumarka Ciidanka Xoogga.

Waxaana uu tilmaamay in uu dib u soo celin doono xarumaha Ciidamada Qalabka Sida, si loogu shaqeeyo Ummadda Soomaaliyeed.

Taliye Gorod ayaa carabka ku dhuftay, haddii uu soo celin waayo xarumahaasi in uu ku weyn doono xilkiisa, sida uu yiri.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.