Kashifaad:-Xog Halis Badan Qatarna ku ah Amniga Dalka Oo Laga Ogaaday Dowladda Imaaraadka.

0
4

Muqdisho ( Xaqiijiye Online ) Dowladda Imaaraadka ayaa waxaa horay usoo wajahay Fadeexada faraban oo ku aadan si ay ugu shaqeyneeysa xasilooni la’aanta Soomaaliya iyadoo isticmaaleeysa wajiya kala duwan.

Wararkii ugu danbeeyay ee laga helay Dowladda Imaaraadka ayaa sheegaya in lacaga farabadan ay farta kasaartay Xarakada Al-Shabaab si ay ugu howlagalaan lacagtaasi.

Ujeedka Imaaraad ay lacagta usiiyeen Al Shabaab ayaa lagu sheegay in ay kamid tahay in aysan Shabaab weeraro aysan ka geeysan goobaha Imaaraadka ay kaga suganyihiin Soomaaliya.

Imaaraadka ayaa sidoo kale lacagtan usiiyay Al-Shabaab in ay kordhiyaaan weerada ay ku qaadayaan Xarumaha Dowladda beegsiga shaqsiyaadka Dowladda katirsan.

Xiriirka ka dhaxeeyay Shabaab iyo Dowladda Imaaraadka aa ah mid ay isku dhaafsanayaan dano siyaasadeed.
Dowladda Imaaraadka ayaa dadaal badan ku bixineeysa si ay u burburin laheyd Dowladda Soomaaliya.

Hoos Ka Akhriso Warar Kale Oo Xiisa Leh

Fadeexad Ka Dhacday Madaxtooyada Iyo Waji Xuma Looso Hooyay Madaxweyne Farmaajo Kadib Markii Albaabka Madax..

Madaxweyne Farmaajo Oo Digniin Iyo Canaan Isugu Daray Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Kadib Markii…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here