Dhageyso:-Wasiir xil ka qaadis lagu sameeyay Oo amaanay Ra’iisul Wasaare Kheyre

0
133

Cabdicasiis Saalax Armaan oo ahaa wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaaradda Shaqada Shaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya, haatana ah Xildhibaan ka tirsan BFS ayaa ka hadlay xilka qaadistii dhawaan lagu sameeyay.

Ugu horreyn Xildhibaan Armaan oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee M/ Muqdisho ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo xilka qaadista lagu sameeyay.

Waxaana uu tilmaamay in xilku uu yahay meerto, islamarkaana loo baahan yahay markasto uu jiro is bedal.

Sidoo kale Xildhibaan Cabdicasiis  Armaan ayaa intaasi ku daray in intii uu joogay xafiiska ay wada shaqeyn fiican ay dhexmartay Golaha Xukuumadda, gaar ahaan R/wasaaraha

Halkan hoose ka dhageyso Wareysiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here