Wargalin muhiim ah

0

OGEYSIIS, waxaa la ogeysinayaa Ummadda Soomaaliyed meel kasto oo ay jogaan Dal iyo Dibad, sida Ganacsatada dhulka iyo iwm ah in aanu iib aheyn dhulka Marxuum Ibraahim Mursal Axmed oo ku yaalla deegaanka Xudur Muuse ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Dhulka oo ay baaxadiisu weyn tahay ayaa waxaa ku yaal Masjid, Ceel Biyood, iyo Guryo, wuxuuna daris la yahay deegaanka Jaanweyn iyo Qoryaale.

Haddaba waxaa lagu wargalinayaa dadka Soomaaliyeed in aysan ku kadsoomin dhulkaasi oo leh Dukuminti sax ah oo ay bixisay dowladdii Madaxweyne Siyaad Barre.

Wixii faah faahin ah fadlan kala xiriir, Tell 0617607724 ama 0615849928 iyo dadka kala ah:-

1 C/qaadir Ibraahim Mursal

2 Mursal Ibraahim Mursal

3 Maxamed Cabdow Cali

4 Xaliimo Cabdalla Mursal.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada dhulka.