Akhriso:-Agaasime Wasaaradeed oo Shaqadii laga eryay

0

Waxaa maanta shaqadii laga joojiyay Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Xiyir Ducaale.

Digreeto uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo WarshadahaMaxamed Cabdi Maareeye ayaa si KMG ah shaqadii looga joojiyay Agaasimahaasi.

Halkan hoose ka Akhriso:-

.