Madaxweyna Dalka Uganda Oo U Gufay Soomaaliya Isagoona Ku Tilmaamay…

0

Madaxweyna Dalka Uganda Oo U Gufay Soomaaliya Isagoona Ku Tilmaamay…

4-taan Qodob Hadaad Ku Aragto Dhab Ayey Kuu Jeceshahay Gabadha Ee Haka Dheeraan

Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Museveni oo ka hadlayay hashiiska ay gaaraan Madaxda Dalka Koonfurta Suudaan ayaa sheegay in ay jiraan shisheeya doonaya in dalkaasi ay ka dhigaan goob bahal galeen ah.

Musaveni ayaa tuusaal usoo qaatay dalalka Soomaaliya iyo Liibiya oo uu ku tilmaamay in ay bahal galeen yihiin.

Hadalkan ayaa waxa uu kusoo qoray bartiisa Twitterka,iyadona dadka Jawaabaha ka bixinayay qoraalkiisa oo isuga jiray soomaaliya iyo ajaanib ay hadalkiis dhaliileen

Dalka Soomaaliya ayaa haatan ah dal soo kobanaya soona maray waqti ka adag midka haatan uu maraya,mana ahan wadan lagu tilmaami karo bahal galeen.

 

4-taan Qodob Hadaad Ku Aragto Dhab Ayey Kuu Jeceshahay Gabadha Ee Haka Dheeraan

5-Qodob Oo Aad Kusoo Jiidan Karto Lamaanahaaga