Xisaabiyaha Dalka Oo Eedeyn Ujeedisay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya.

0

Xisaabiyaha Dalka Oo Eedeyn Culus Ujeedisay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya.

Xisaabiyaha  Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Marwo Faadumo Cusmaan Faarax ayaa soo saartay War qoraal ahoo aay eedeyn ugu jeedisay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle.

Marwa Faadumo ayaa sheegtay in Wasiirka uu sameeyay been abuur si uu u maran habaabiyay qas iyo xab gudub ka socdo Xafiiskiisa.

Warkan qoraalka ah ayaa sidoo kale Marwo Faadumo Cusmaan Faarax waxaa ku sheegtay in ay kala madaxbanaaniyihiin wasaarada maaliyadda iyo xafiiska xisaabiyaha guud ee dalka.

                                                Hoos Ka Akhriso Warqada