Dhageyso:-R/wasaare Kheyre Oo qiray in dalka weli uu ka jiro….

0

Dhageyso:-R/wasaare Kheyre Oo qiray in dalka weli uu ka jiro….

Ra’iisul wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyr ayaa shaaca ka qaaday in dalka weli uu ka jiro Musuq-maasuq xoogan, kaas oo uu tilmaamay in muddo dheer uu la dagay hay’adaha kala duwan ee dowliga ah.

Kheyre ayaa sidoo kale xusay in caqabadaha hortaagan kobaca dhaqaalaha dalka uu yahay Musuq-maasuqa iyo wax isdaba marinta ka jira hay’adaja dowladda.

Waxaana ballan qaaday in Xukuumaddiisu ay la dagaalami doonto Musuqa iyo wax kasto oo dhibaato ku ah horumarka Soomaaliya.

Halkan hoos ka dhageyso Codka.