Xeer Ilaaliyaha Qaranka Oo Soo Saaray Amar Lagu Soo Xiraya Wasiirka Amniga..

0

Xeer Ilaaliyaha Qaranka Oo Soo Saaray Amar Lagu Soo Xiraya Wasiirka Amniga..

War kasoo baxay Xafiiksa xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa lagu dalbaday in lagu soo xiro Xabsigana loo taxaabo Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur Janan.

Xeer ilaaliyaha ayaa ku eedeeyay Wasiirka in uu geystay fal gabood fal oo ka baxsan bini’aadannimada,waxaana xeer ilaalinta dalbatay in lasoo xir si loo maxkamadeeyo.

lama oga sida uu ku dhaqan geli karo Amarkan kasoo baxay xeer ilaalinta oo ah mid aan sahlaneeyn,waxaan xusid mudan in khilaafka xoogan uu ka dhaxeeya Maamulka Jubbaland iyo dowladda dhexe.

Wasiir C/rashiid Janan oo aay saaxibo dhaw yihiin Madaxweynaha Maamulkaasi ayaa mudooyinki warbaahinta uu marinayay dowladda dhexe hadala xanaf leh.