Deg Deg:-Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif oo ku dhawaaqay inuu iscasilay.

0

Deg Deg:-Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif oo ku dhawaaqay inuu iscasilay.

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee kusoo dhacaya Warqabadka Xaqiijiye Online ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka koofur Galbeed  Shariif Xasan Sheekh Aadan ku dhawaaqay inuu iska casilay Xilka Madaxweynaha K/galbeed Soomaaaliya.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Shariif Xasan uu Sidoo kale ka tanaasulay inuu u tartamo xilka Madaxtinimada ee Maamulka Koofur Galbeed oo dhawaan la filaya in doorashadiisa ay ka dhacdo Magaalada Baydhabo.

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Xasan Maxamed ayaa Warbaahinta u Akhriyay Warqada is casilaada ee Shariif Xasan Sheekh Aadan.