Ilhaan Cumar Oo guul lama filaan ah ka gaartay doorashooyinka Mareykanka, iyadoona ka mid noqotay…

0

Ilhaan Cumar Oo guul lama filaan ah ka gaartay doorashooyinka Mareykanka, iyadoona ka mid noqotay…

Ilhaan Cumar oo ah Gabar Soomaaliyeed ayaa guuld Taariikhi ah ka gaartay doorashooyinka ka socda dalka Mareykanka, gaar ahaan doorashada Aqalka Congress-ka Mareykanka.

Ilhaan ayaa noqotay Qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee ka mid noqda Aqalka Hoose ee Congress-ka Mareykanka.

Guusha Taariikhiga ah ee ay gaartay Ilhaan Cumay waxaa si aad ah u soo dhaweeyay dadka Soomaalida ee ku dhuqan guud ahaan dalkaasi.

Horay Ilhaan ayaa uga soo mid noqotay Xildhibaanada wakiilada Aqalka Hoose ee Minnesota, balse waxa ay haatan fariisan doontaa Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka.