SAWIRRO:-Fedeexad Ka Dhacday Magaalada Muqdisho Iyo Sirta Dowladda Oo Fakatay..

0

Fedeexad Ka Dhacday Magaalada Muqdisho Iyo Sirta Dowladda Oo Fakatay..

Saakay waxaa fedaaxad ay ka dhacday Magaalada Caasimada ee Muqdisho kadib Markii la arkay gaadiid ay leedahay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo daabulaya Xildhibaana katirsan Baarlamaanka K/galbeed Soomaaliya.

Gaadiidka ayaa ka baxayay Hotel SYL oo kamid ah Hoteelada Magaalada Muqdisho gaar ahaan kuwa kuyaala agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya.

Xildhibaanada aya loo kaxeeyay dhankka garoonka aadan cade ee Magaalada Muqdisho sida aya sheegayaan wararka sida hoosa loo helaya,iyagoona ku wajahan Magaalada Baydhabo.

Xaalka Magaalada Baydhabo ayaa haatan ah mid jawigeeda uusan fiicneyn oo ay kakala socdaan shirar is khilaafsan oo ku aadan doorashada Madaxweyne ee Maamulkaasi.