CADEYN:- M/ne Ku Xigeenka Puntland OO Kalaabtay Dacwadii Ka Dhanka Aheyd Madaxweyne Gaas

0

CADEYN:-M/ne Ku Xigeenka Puntland OO Kalaabtay Dacwadii Ka Dhanka Aheyd Madaxweyne Gaas

Iyadoo maanta la filayay in Maxkamada  Sare ee puntland ay dhageysato dacwad ka dhan ah Madaxweyne Gaas oo uu soo gudbiyay Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa Dacwadaas ka laabtay Madaxweyne ku xigeenka  C/xakiin Xaaji Camey.