DEG DEG:-Mukhtaar Roobow Oo Lagu Xiray Baydhabo Iyo Ciidama Itoobiyan Ah..

0

DEG DEG:-Mukhtaar Roobow Oo Lagu Xiray Baydhabo Iyo Ciidama Itoobiyan Ah..

Warar deg deg ah oo naga soo gaaray Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaaladaasi ay xabsiga dhigeen Mukhtaar Roobow.

Ciidamada Itoobiyaanka ah ayaa la sheegay in Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ay gurigiisa si xoog ah kaga wataan iyadoona aan la ogeyn cida bixisay amarka lagu xiray.

Warar aan si rasmi ah loo hubin ayaa sheegaya in wadaa ciidamadu ay jirdil ugeystaan inta aysan saaran mid kamid ah gawaarida ay wateen.

NAGA FILLO FAAHFAAHINO